Bogagga dinpsykiskahälsa.se waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan
- Waa maxay caafimaadka dhimirka?
- maxaa saameeya caafimaadka dhimirka,
- Tirakoobka caafimaadka dhimirka ee Iswiidhan,
- waxa aad samayn karto si aad u daryeesho caafimaadka maskaxdaada iyo sida aad ula tacaali karto walbahaarka maskaxda maalin kasta,
- goorta iyo meesha aad ka heli karto taageero iyo caawimo haddii aad dareento caafimaad darro, iyo
- sida aad u taageeri karto dadka kale.