Folkhälsomyndigheten dinpsykiskahälsa.se

Somaliska / af-Soomaali

Halkan waxaan ku soo koobnay qaybo ka mid ah nuxurka af-soomaaliga.

Bogagga dinpsykiskahälsa.se waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan

  • Waa maxay caafimaadka dhimirka?
  • maxaa saameeya caafimaadka dhimirka,
  • Tirakoobka caafimaadka dhimirka ee Iswiidhan,
  • waxa aad samayn karto si aad u daryeesho caafimaadka maskaxdaada iyo sida aad ula tacaali karto walbahaarka maskaxda maalin kasta,
  • goorta iyo meesha aad ka heli karto taageero iyo caawimo haddii aad dareento caafimaad darro, iyo
  • sida aad u taageeri karto dadka kale.